Joe Biden oo ku baaqay is-dejin qaran kadib guushii doorashada ee Donald Trump

Washington, USA – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku baaqay in dalka uu “dejiyo xaaladda” iyadoo uu markii ugu horreysay ka hadlay kadib guushii doorashada ee uu ku guuleystay Donald Trump, taasoo u horseedaysa inuu dib ugu laabto Aqalka Cad.

Isagoo ka hadlaya beerta Rose Garden ee Aqalka Cad, Madaxweyne Biden ayaa tilmaamay in xilliga doorashooyinka  dadka qaar u tahay guul halka kuwa kale u tahay guuldarro. “Marar badan ayaan sheegay, ma jeclaan kartid dalkaaga oo keliya marka aad guulaysato, sidoo kale laguma jeclaado deriskaaga oo keliya marka aad isku aragti tihiin,” ayuu yiri Biden, isagoo xusuusinaya bulshada muhiimadda ay leedahay midnimada iyo wada noolaanshaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Exit mobile version