wararka

Wasiirada Puntland oo meelmariyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2025

Wasiirada Puntland oo meelmariyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2025

Ansixinta Miisaaniyadda 2025.

– Fariisiinta Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka kala ah Garoowe, Godobjiiraan iyo Dangoroyo. 

– Ansixinta wax-ka-bedelka Xeerka Xabsiyada Puntland, Golaha ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wax-ka-bedel lagu sameeyay Xeerka Xabsiyada Puntland oo ay Golaha la wadaagtay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta.

Golaha ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025, taasi oo noqonaysa wadarta guud $466,840,762 waxaa ay Miisaaniyadu  korortay 18% marka la barbardhigo sannadka 2024.

What's your reaction?

Related Posts

Leave A Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *