MUQDISHO, Soomaaliya –Â Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariya ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Galmudug.
Shirka ayaa ugu horreyn waxaa warbixin loo dhageystay Wasaaradda Amniga Gudaha, oo ka warbixisay amniga guud ee Galmudug iyo Howlgallada lagu sifeynayo Al-Shabaab oo maalmihii lasoo dhaafay si dardar leh uga socda deegaannada Galmudug
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariya ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Galmudug.